Doorashooyinka dooraahooyinka
Doorashooyinka dhibaatooyin iyo mushkilado ayaa laga dheefaa markaad si dhaba ugu fiirsato doorashooyinka gaar ahaan wadamada islaamka ee qaatay nidaamkan doorashooyinka ee ay qofkastaa codaynayo taasi oo an mid laga keenay wadamada gaaalada
Waxaa kale oo doorashooyinku dhibaatooyin dhaxal siiyaan wadamada afircanka ah ee ay saameeyeen musuq maasuqa kaaas oo ka dhiga meelo layku laaayo oo lagu murmo oo sababba in dagaaalo ka dhacaan meelaha qaaar muranka doorasho aawadeed taasina waa mida ka dhigtay in la isku qabsado oo aan nidhi uma fiicna doorashooyinku wadamada africaanka ah
Waxaa kale dhibaatooyin u keenaan bulshada oo ay kala qaybiyaan doorashooyinku maadaamoo ay ka dhigaan kuwa kala taabacsan ama kala raacsan nimanka tartamaya ee kursiga usocda ee ay tahay kuwa usocda kursiga sare kursiga madaxweynaha ha u socdaan ama baarlamaan ha u socdaan ama gola deegaan ha u socdaan nimankaa tartamaya midkasta waxaa daba socda oo dabada ka riixaya waa dadyow kala raacsan oo raba inay gaadhsiiyaan kursiga uu rabo
Hadaba dadkaas dhibaatooyin ayay la kulmaan wakhtiyada ay jiraan doorashooyinku
Mushliladaha ay la kulmaan waxaaa kamida
1 in dadkaas daal iyo tacab umaraan ninkaa kursiga raba kuwaas mararka qaar dhibaatada soo gaadhaysaa ay tahay mid wayn waxa laga yaabaa inay dartii safar ugalaan waxaa lagayaabaa inay dartii dhaxan iyo qabow umaraan iyagoo wareegaya oo dadka ku wareegaya oo dadka karaba inay codkooda siiyaan hebelka ay la rabaan inay u codeeyaan taasina waa mid hada aynu ka dheregsanahay
2 dhibatooyinka waxaa kamida in dadka ay xifaaltan iyo ficilomka dhex dhacaan dhexdooda markay doorashada galayaan oo ninba ninka uu jecelyahay ee uu la rabo kursiga uu amaantiisa iyo wanaagiisa sheeg sheego midkale ayaa lagayaabaa in wanagaa uu sheegayo uu u arko mid aaan sax ahayn kaasina uu ka kale hadalo ku dhaho aan wanaagsanayn ka kale ee ninka wanaagiisa sheegyayna halkaa uu ku xanaaqo kadibna ay sababtaba cay afalagaado iyo dagaalba inuu dhexdooda maro taasina ay sabab u tahay nin jeclaysiga haysta ee ay ukala safanayaan
3 waxay keentaaa qas iyo qaylo iyo buuq dhaca maalmaha doorashadu socoto oo waxaa dhicikarta in halkaas macaasi ka dhacdo aan ilaahay raaali ka ahayn macaasidaaa oo marka danbena ilaahay cadhadiisa ay ka dhalankarto danbiyada ay dadku galayaan
4 waxaay sababaaan dagaal kaaas oo marka danbe noqda mid hubka laysku urursado oo lays laayo kadib marka lagu kala qanciwaayo oo qolo ku qanciwaydo natiijada doorashada kadib halkaa mushkilad xun ay ka dhalato taasina waa mid dhacda oo aan aragno wadamada mulimiinta qaarkood way ka dhacdaaa iyo wadamada africanka qaarkood way ka dhacdaa taasina waa asbaabaha xunxun ee ka dhasha doorashooyinka
5 mushkiladaha ay leedahy doorashooyinku waxaa kamida dadka oo iyaga laftirkoodu kacdoon iska soo hor jeeda iskaga hor yimaaada oo dagaak toosa wada galaan marna dawlada iyo shicibku iska soo horjeestaan oo kadib qaarkood markay ku qanciwaayaan ninkii ay wateen ee ay taageersanaayeen uu doorashadaa waayo kadibna halkaas ay ka dhacdo rabshad marka danbena dagaal isku badasha intaasina waxay ubadantahay qaar kamida wadamada islaamka iyo africanka wadamada kale ee gaaaladana way ka dhicikartaa lkn dawladahaa kale ee muslimka iyo africanka ayaa kaga badan
Maadaamoo dhibaatooyinkaa ay leedahay doorashooyinku waxaa mudan .markasta inuu qofku ka fogaado fawdooyinkeeda iyo dhibkeeda
Mar hadii sidaa ay tahay xaalka doorashooyinku waxaa mudan in qofkastaaa xisaabtamo oo su aaalo iswaydiiyo maxaa kasoo gaadhaya oo faaido ah mar hadii mushkiladahan ay leedahay
Qofka qof doortana qiyaamaha waa la waydiin sababta uu ku taaageeray shaqsigaaa ee markA taana jawaabteeeda diyaarso
Inkastoo qaabkan wax loo dooranayaa ay sharciyan qalad yihiin hadana qofka qof sidaa ku doorta sababteeda uu ku doortay waa la waydiin intaaas ha ogaaado
Qofkastoo caqli leh oo garaadkiisu shaqaynayaa wuxuu garanayaa inaan la isku daalin shay aaan micno lahayn oo dhibaato mooyeee dheefkale lahayn ama ay dheeftiisu ka yartahay dhibka uu leeyahay oo dheeftiisa iyo faaidadiisa ayaa yar waxaana badan dhibkiisa iyo mushkiladda uu leeyahay
Ilaaahay xaqa hayna waafajiyo
Allaaah ayaaa mahad iska leh
WQ:FARXAAN CABDILAAHI CABDI
0 Comments